WEERARKA MAASOONIYADDA EE DHANKA INTARNETKA.
Intarnet maxa ka taqaana. intarnet iyo siraha ku daboolan oo hadii aad ogaatid fajac kugu noqan doona. Ma taqaana marka uu bilowday, dadka bilaabay, ola jeedada ay ka lahaayeen iyo waxyaaba ay u adeegsadeen. Ma yaabanthay wax yar su ha dag-dagin'e dul qaadna u yeelo inaad dhamaysatid qoraalka soo aaddan. Waa hagaag. Horto intarnetka waxa la dhidbay 1960-meeyadii waxana samaysatay wazaaradda difaaca maraykanka si ay u ogaadan xoga dhexdooda ah ayna iskaga war qabaan. Lkn 1980-tameeyadii intarnetka waxa uu noqday mid leh wajigi loogu tala galay mid ka gadisan waxa uuna u ekaaday mid caalami ah isla markaana aanan ahayn mid la leeyahay dana gaar ahna lagu wata. Marka heerka uu gaaray intarnetka wasaaradda difaaca maraykanka waxa uu ka caawiyay waxyaabo badan oo u muhiim ahaa. Waxaa oogu tun waynaa waxyaabaha ay u adeegsadeen in ay u adeegsadaan ogaanshaha xogaha xiidamada uu dagaalka kala dhexeeyo. Maxaa yeelay ciidamadu waxa ay xogtooda ku kaydsanaayan intarnetka oo ay kacanta ku h...