MAASOONIYADDA WAR BAAHINTA IYO SIYAASADA.

 








Siday maasooniyaddu ku hanatay siyaasadda iyo war baahinta.


WAR BAAHINTA

Waxa ka mid ahaa qorsha yaasha ay doonaysay maasooniyaddu inaa aduunka ku qabsato isla markaana ay u samayso nidaam cusub, ina ay gacanta ku dhigto war baahinta caalamka.


Si ay u noqdaan dhamaan waxyaabaha ku soo dhacaya dhegaha ummadaha wax aan iyaga lagu ataagayn isla markaan aan xaqiiqadooda lagu cadaynayn.


War baahinta laguu sheegayo kaliya ma ahan.


1. War gayska la aqriyo.

2. War gayska la dhagaysto.


Lkn war baahintu waxa ka mid ah.


1. Warbaahinta daabacan 

2. War baahinta maqalka ah.

3. War baahinta muuqaalka ah.

4. Warbaahinta dijitalka ah.


Markaa waxa ka mid ah war baahinta. filimada,heesaha iyo wax walba oo friin lagu gudbin karo.


Sidaa darteed waxay soo saaren HOLLY WOOD oo ay ku buun-buuniyaan umadahooda sidoo kalana ay ku faafiyaan dhaqamada xun-xun.


Hadii intaa aad si fiican u fahantay mar kale soo dhawoow.


Maasooniyaddu waxa ay dhistay hal luuqad oo caalamka ka dhaxayso(ENGLISH).


Maasooniyaddu waxa ay sameeyeen hal goob oo caalamka laga maamulo(QARAMADA MIDOOBAY).


Maasooniyaddu waxa ay sameeyeen hal lacag oo caalamka ka dhaxaysa(DORLAR $).


War baahinta caalamka ee aad maanta taqaanid waa un laba qaybood.


1. Mid ay maasooniyadda iyo yuhuudu iyagu dhiseen.

2. Mid ay faraha kula jiraan xeelad iyo xoogba.


Waxyaabaha loo leeyahay sida qaaska ee ay dad leeyihin sida facebook , tick tok ,youtube, iyo X   dhamaan waxa ay kula jiraan fara dhaa dheer.


Markaa sidaa waxa ay ku qabsadeen war baahinti iyo wax yaabihi dadka dhagahooda ku soo dhici lahaa ee xaqiiqooyin ah.


SIYAASADDA.


Aduunka waxa ay u sameeyen sidaan horay sheegnayba hal xarun maamul (QARAMADA MIDOOBAY).


Waxa ay ka taqaluseen boqortooyooyinkii diimaha ku salaysnaa sida boqrtooyadi cuthmaaniyadda iyo tii ruushka.


Ka dib waxa ay u kala qaybiyeen shucuub is neceb dhexdooda.


Wadan walbana waxa ay ka taageen dawlad ay iyagu maqaar saareen oo isla markaa ay iyagu maamulaan.


Ayna oogu booteeyan hobka iyo ciidanka ay haystaan iyaga ku dirqinaayo inay la dagaalan walaalahooda kale.



Maraykankana waxa ay ka dhigeen dawladda oogu tunka wayn dawladaha ay maamusho iyada.


Waxa ayna galisay heer oogu horeeyo wadamada daymaha lagu leeyahay.

Comments

Popular posts from this blog

WEERARKA MAASOONIYADDA EE DHANKA INTARNETKA.

Jiheeye