Maasooniyadda(KOOX SHAYSAANKA CAABUDO)
Goormay soo bilowdeen ururka maa sooniyadda. ?
Xagee ayay ka soo bilowdeen.?
Yaa aas aasay.?
Siday u shaqeeyaan.?
Muxuu yahay hadafkooda iyo meesha ay hiigsanayaan.?
Ururka maasoonyadda waxay soo bilowdeen qarnigii 17 sanadkii 1776.
Waxa ay ka soo bilowdeen qaaradda yurub gaar ahaan wadanka ingriiska.
Asal ahan ururkan waxa ay ahayeen dad fuundiya ah oo guryaha dhiso isla markaana leh astaamo ay isku gartaan.
Lkn muddo ka dib ayaa waxa ay noqdeen dad qarsoon isla markaana leh u jeedooyin taban.
Ilaa haddana waxa ay leeyihiin astaamo ay isku gartaan sida sadex geeska.
Shakki la'aan dadka aas aasay waa yuhuuda oo ah dadka oogu sharta badan caalamka.
Waxa xukumo qoys loo yaqaano ROTHSCHAILD FAMILY
Hadafkuud waa laba nooc
1. Mid dhaw oo ayba gaareen.
2. Iyo mid dheer oo in ay gaaran ay adagtahy.
Midka dhaw waxa uu yahay in ay gacanta ku qabtaan caalamka oo dhan oo ayagu maamulaan hal meelna looga taliyo waana hadafki uu aduunka ka lahaa nabruud.
Markaa su'aashu waxay thay qaabkee ayay u qabsan karaan.
Ma dagaal iyo xoog bay ku qabsan karaan caalaka oo dhan iyaga oo urur ah.?🤔
Jawaabtu waa MAYA waxa ay ka qabsanaayan.
1. Dhaqaalaha.
2. Siyaasadda.
3. War baahinta.
Oo sidee ayay ku qabsanaayan.
Hadda wayba haystaan iyaga ayaana maamulo sadexdaba.
1. Dhaqaalaha caalamka:
Siday ku qabsadeen.
Lacagta caalamiga ah ee maanta waa doolarka $. Dolarka waxa loo daabaca sida anu annaga xaashiyaha u daabacno oo kale annagana wuxuuba noogu jiraa booski dabka.
Sanadii 1944 waxa la sameeyay nidaam loo yaqaano ( breton wedis)
Waxa uu ahaa nidaam caalamka loogu samaynaayo lacag kaligeed ah oo udub dhexaad u ah lacagaha caalamka.
Maadama caalamku waqtigaa uu isticmaali jiray dahab iyo qalin waxa la goostay inaa lala wareego dahabka booskeedan caalamka uu ka shaqeeyo dooraka($).
Waxa la sameeyay banigi la yiraahdo "bagiga caalimiga ah"
Dawlad walbana dahabkeeda ayay keenaysaa bangigaas waxa loo daabacaya in u dhiganto dahabkeeda oo lacagta wadankeeda ah.
Sidaas ayuu ku socday xaalka illaa uu bur-buray 27 sano ka dib 1971.
SABABTU WAXAY AHAYD.
marykanka ayaa qolyihii lacgta daabici jiray ka codsaday inay u daabacan trilyans $ lacag aad u badan(tilyan).
Kadib waxa gdooday umdii caalamka oo dhan ilaa ay dahabkoodi ka qaaten bangiga.
Kadib waxa loo tgay sucuudiga oo ahaa wadanka oogu shidaalka badan caalamka waxab laga dhaadhiciyay Nidaam kale oo loo yaqaano (BARTO DOLAR).
Waa in uu sucuudiga ku gado shidaalkiisa lacgta doolarka oo kaliya si ay oogu qasbanaadan caalamka inay dahabkooda qaadan oo ay ku soo badalan lacagta dolarka sidaana ay oogu soo gataan shidaalka.
Markaa lacagta dolarka waxay yeelatay qiimo dgeeri ah.
2. siyaasada
Iyo
War baahinta.
mawduuc kalaan ka diyaarin doonaa.
Comments
Post a Comment