MAXAY THAY HAMMIGA KAMA DANBAYSTA AH EE MAASOONIYADDA

 
















Laba qoraal oo hore waxa ku soo qaadanay hamiyada iyo himilada ay leedahay maasooniyadda mustaqbalka dhaw.


Hadaba miyaan ilaawnay mustaqbalka fog oo ah hadafka kama danbaysta ah.

Dabcan Jawaabtu waa maya.


Lkn intaad qoraalka aqrinaysid ogaysiis muhiim ah.

Waxyaabaha aan kuu sheegi doono kuma lihi waa wax dhacaayo sidi ay kuwi horaba u dhaceen.

Oo waa wax ay mustaxiil tahay inay dhacan lkn fajida laguu maleegaayo soo muhiim ma ahan inaad ogtahay adba xaqiiqsanaatide inay mustaxiil tahay dhicidoodee, haa walleee.


Ok mar kale soo dhawoow.


Hadafka oogu wayn ee ay doonayaan dadkaas loo yaqaano maasoiniyadda waa ka tirtiridda quluubta iinsaanka wax la yiraahda (ALLAAH).

1. Kan ka aaminsan ilaah ciise 

2. Kan muwaxidka ah ee Allah kaligii caabudo.

3. Kan geed ka aaminsan ilaah.


Way u simanyihiin dhamaantood oo uma kala soocna.

Lkin cirbadda oogu wayn waxa ay ku aadantahay waa muwaxidiinta (muslimiinta) 

Maxaa yeelay umadahan kale horay ayaa iimaankoodi loo cunay Oo ayagu iimaanba ma leh.


Su'aashu waxay tahay xageey u wadaan dadka ay iimaka ka dheereeyeen ?.


 dabcan waad iska fahmaysaa waa mulxid nimo(qof asminsan inuu ilaahba jirin) iyada oo si toos ah loogu soo dhex marinaayo waxa loo yaqiino "calmaaniyadaa, muquraadiyadda iyo xorriyada" intaba lagu dagaayo umadaha aaminsan ee loo wada inay madaxa shaydaanka hoos foorariyan cagahana ka shumiyan.


Hadaba maxay kaga dan leeyihiin arintaan.⁉️

ma lacag bay ka helayaan, ma magac bay ka samaynayaan, ma dan bay u wadan umadaha oo barwaaqo inay gaarsiiyan bay rabaan.


Dhaaman intaasba jawaabtoodu waa "maya"❗️

Waxay dhigaaayaan soo dhawayn loogu talagay LOZIVER waa magacay u yaqaanaane anngana aan u naqaano (DAJAAL CAWAR) 


Rasuulka scw waxa uu inoo sheegay in marka uu soo boxo ninkaa ay raaci doonaan 70,000 oo ka mid ah yuhuuda ASFAHAAN ee dhulka IIRAAN iyo inta iimaankoodu liito oo aan lahay iimaan, sidaa darteed dadka waa in laga dilaa iimaanka si ay si fudud oogu raacan DAJAAL CAWAR.


Hada ma fahantay dhibaatadaan oo dhan waxa ay u samay nayaan.


Waa inoo qoraalka xigo maca salaam.

Comments

Popular posts from this blog

WEERARKA MAASOONIYADDA EE DHANKA INTARNETKA.

Jiheeye

MAASOONIYADDA WAR BAAHINTA IYO SIYAASADA.