Mohamed siyaaad bare

                        Mohamed siyaad bare 


 MOHAMED SIYAAD BARE 

PREPARED BY ABDIAZIZ MUHUMED ALI (ABDIAZIZ-JUCUFE)





Waxaa uu ahaa madaxweynihi 3aad ee dalka Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ (21 October 1969-26 January 1991) kaligii taliye cidanka xooga dalka Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ 1969-1991 jaale Mohamed siyaad bare waxaaa uu ku dhashay magalada garbahrrey sandki 6 October 1919 kii waxaa uu ku dhinaty maglada lagos ee dalka Nigeria πŸ‡³πŸ‡¬ bishi 2 January 1995 asagoo ah 75 jir wakhtigi xamasada ay ka taagneed siyaasada Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ ayaaa 1969 koox cidanka xooga oo uu hogaminaayo jaale barre afganbi lama filaan ah ku qabsadeen awooda dalka ayagoo hal habeen ku qabsadeen magalada muqdisho halkaasi oo ay kaga dhaqaaqeen dowladii ka caanka somaliyeeed jale bare waxaaa uu wadanka u hor kacay hormar deg-deg ah oo Barre wuxu wadanka u hor kacay horumar degdeg ah oo muuqda, ayadoo si iskaa-wax-u-qabso ah loo dhisey wadooyinka, dugsiyada, xarumaha bulshada, cusbitaalada IWM. Sidoo kale waxaa dowladu la wareegtay maamulka iyo faro ku heynta bangiyada, beeraha waaweyn, shirkadaha muhiimka ah, wershadaha iyo dhamaan wixii muhiim ahaa sida ganacsiga iyo baayac-mushtarka. Dowladu waxay si qeexan u mamnuucdey qabyaalada, qoloqoleeysiga iyo iskala-sooca bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda ah taasi oo si shaaric ah loo aasay qabyaalada, isla markaana lagu dhawaaqey in shacabka wadanku siman yihiin meel kasta ooy ka soo jeedaan ama qolo kasta ooy ku abtirsadaan. Waxyaabaha ugu waawayn ee Kacaankii Umada Soomaaliyeed ku soo kordhiyeen waxay ahayd hirgelinta qoritaanka Far Soomaaliga, taasi oo noqotey mid dhaxalgal u ah bulsho weynta ku hadasha luuqada Af-Soomaaliga. Si loo fidiyo oo loo kobciyo qoritaanka luuqada Soomaaliga ayaa dowladu waxay samaysay Ololihii Af-Soomaaliga ee bilaabmey sanadkii 1974tii, wakhtigaasi oo dugsiyada la xidhey si 25,000 oo arday iyo 3,000 askarta ciidanka xooga ah u tegaan miyi iyo magaalo si ay u soo baraan qoritaanak farta cusub e Af-Soomaaliga. Dhowrkii sano ee xigay waxaa dowladu ka gaadhay heer sare ololahaas baritaanka farta Soomaaliga iyada oo sii kordhisey dadaalkii iyo tababaradii.

Comments

Popular posts from this blog

WEERARKA MAASOONIYADDA EE DHANKA INTARNETKA.

Jiheeye

MAASOONIYADDA WAR BAAHINTA IYO SIYAASADA.