Taariikh kooban
SOMALIA πΈπ΄
Soo koridii dadka rayidka ayaaa weli waxaaa ku dhacaayo tacadiyo xun oo ka dhan ah xaga xaquuqda aadanaha iyo dowalda cusub ee soamaaliyana la halgameyso sidii xukunkeda ugu balaarin la heed goobaha ka baxsan casimada muqdisho iyo magaaloyin kale oo muhim ah oo ku yaaalo koonfurta iyo bartamha somalia πΈπ΄ 2013 koox ka qayb qadatay dagaalki hubeysanaa ee Somalia πΈπ΄ ee mudo dheer ka socoday ayaa ka masuul ahaaa tacadiyo waaweeyan oo ka dhan ah sharciga caalamiga ah iyo tacadiyo ay ka mid yihin weeraryo aan Loo Aabo yeelin xadgudbyo qabasho iyo xiritaaaan
Wax qabdka dowlada cusub ee ku aadan xaga xaquuqda Ayaan ah mid isku qasan in kasto oo shacabka u balan qaday in ay wax ka qabanyaaan dacadiyada xuquqda adanaha ayaaa hadana fulinta wax ay aheed mid aad u hooseyso dowlada ayaa wiqday wajibaadkaas
Dowlada ayaaa wax ay mudantaas sisay dib u habeenta cadalada iyo waaxada amaanka iyadoo oo ay muhiim u aheeed hormarinta xuquq insaanka iyo in ay si siman dadka isku dhex galaan
Waxaa muhim ah in lagu soo bar baariyo ubadka wadaninimada iyo jaceelka wadankeena iyo calankeena sharafta le Somali flag πΈπ΄ oo la baro taarikh da wadankeen halgamayashi wadanaka sida (Al-imam Ahmed Gurey) (sayid Mohamed Abdule Hassan) (Hawo Taaako) (Mohamed siyad bare) (Aden abdulle osman ) Allah ha u wada naxaristo dhamaantod
Sidokle waa in ubadka la baro jacelka dowlada markaaas shaqyneyso
In la baro sidii ay oga fogaaan la hayen qabyaalada iyo foolxumadeeda waa tii uu yiri Allah swtc ha u naxaristo abwaan timacade
Dugsi malahan qabyaldu
Wax ay dumiso moyaan
Waxaan ku dhiri galinayaan dhalinta mustaqbalka in ay is dhex galaan oo ay is ixtiraaman Somalia πΈπ΄ qofka waxaa lagu cunsuradeyaa qabiil Lakin caalamka waxaa la isku cunsurideyaa jaahilnimo aan ka baxno jahliga iyo mugdigis si aan oo la tartano caalamka aan isku duubnano dowlda ha la tagero somalina ha is raacdo
Wadankeena aan quruxsano oo aan dhisano aan ka celino wixii dulaan ku ah oo neceb somalinimada iyo jiritankeda calanka Somalia πΈπ΄ meel kasto ha ka muqdo ha u sareeyo adunka waxna ha la barto si aan hormar u gaarno oo u la tartano caalamka kale ee hormarka gaadhay somalia ha noolaato πππ . Waxaan rabnaa Somali heshiish ah dunidana heshish la ah
(Hassan sheikh Mohamud) sidii horey u sheegay
πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄
Kan baa nawada deeqo somalino wax ku raadi no qabil iyo qaran dumis
Comments
Post a Comment