WEERARKA MAASOONIYADDA EE DHANKA INTARNETKA.
intarnet iyo siraha ku daboolan oo hadii aad ogaatid fajac kugu noqan doona.
Ma taqaana marka uu bilowday, dadka bilaabay, ola jeedada ay ka lahaayeen iyo waxyaaba ay u adeegsadeen.
Ma yaabanthay wax yar su ha dag-dagin'e dul qaadna u yeelo inaad dhamaysatid qoraalka soo aaddan.
Waa hagaag.
Horto intarnetka waxa la dhidbay 1960-meeyadii waxana samaysatay wazaaradda difaaca maraykanka si ay u ogaadan xoga dhexdooda ah ayna iskaga war qabaan.
Lkn 1980-tameeyadii intarnetka waxa uu noqday mid leh wajigi loogu tala galay mid ka gadisan waxa uuna u ekaaday mid caalami ah isla markaana aanan ahayn mid la leeyahay dana gaar ahna lagu wata.
Marka heerka uu gaaray intarnetka wasaaradda difaaca maraykanka waxa uu ka caawiyay waxyaabo badan oo u muhiim ahaa.
Waxaa oogu tun waynaa waxyaabaha ay u adeegsadeen in ay u adeegsadaan ogaanshaha xogaha xiidamada uu dagaalka kala dhexeeyo.
Maxaa yeelay ciidamadu waxa ay xogtooda ku kaydsanaayan intarnetka oo ay kacanta ku hayan wasaaradda difaaca maraykanka markaa kuma adka in ay si fudu u ogaadan xogaha cadawgooda oo dhan"dhabcan waad ogtahay muhiimada ay leedahay cadawgaada oo aad xogtiisa heshid."
Waxyaaba cadaynta u noqday oo aadna aamini kartid ka qof soomaali ah waa inuu yahay dagaalkii muqdusho 1992 ee marykanka iyo j_caydiid dagaalkiu oogu darnaa ee ay ku jabeen maraykanka taariiqdiisa.
Waxyaabaha la yaabka leh oo hadii aad ogaatid aad yaabi doontid waxa ka mid ah.
●. Marka ay furantahay datada mobailkaaga waa uu ku duubaya waxa uuna galinaya muuqaalkaaga meel looyaqaano "salfait"
Oo ay arki karaan kaliya dad qaas ah sida wazaarada difaac maraykanka oo kale.
Comments
Post a Comment